HASSAN GANTAAL JAL UTARA NEW OFFICIAL VIDEO 2021

3 Просмотры
Скачать
Издатель
Jal utara naf jibaysaneey
Juuq ku dhaya qalbi jeelaneey
Aniga jeex Ila jaar aheey
Johoradaan dumar kaba jantaay

Jaah ku kaba hanka joogsadaay
Jare ku xidha qudha jamatayeey
Qarawga jara farxad jiibiyaay
Hadal jikaar iga joojiyaay

Kooras
Ii ah jaal kasha jiifsataay
Ii ah jamaal qurux jiidataay
Ii ah jano ifka igu jashaay
Ii ahoow jidka nolosha jira

Jeex kamida ruuxda igu jirtaay
Taan jecleen ku janaystayeey
Marwo jaliil kasha jiifiyaay
Naftayda jago taan uga jiraay

Taan jikaar ka jaxaasayeey
Jeelka jira nolol igu jashaay
Nacabka jara samo Ila jantaay
Boqorad joog qurux lagu jumlaay
Copyright@Hawraar Music
Категория
MUSIC
Комментариев нет.